80,523 views
Xeebtaa jabuute
somali laga xaday
hadii aan xagaa tagay
maan jabinin xeerke
maxaa laygu soo xidhay
Fadlan Dhameestirta heesta inoo soo dir
| Name |
Xeebta jabouti |
| Artist | Mohamed Mooge |
Xeebtaa jabuute
somali laga xaday
hadii aan xagaa tagay
maan jabinin xeerke
maxaa laygu soo xidhay
Fadlan Dhameestirta heesta inoo soo dir
maxamed mooge liibaan fanaan la tabay dheh sida layaab kaleh ee uu u kala cadeeyay musuqmaasuqa nidaamkii markaa jiray dabcan waxay ahayd mid u wada mooqatay dadka oo dhan
ilaahow u naxariiso maxamed mooge somaali dhab ah buu ahaa run buu ka sheegey heestiisa xeebtii jabuuti