Mursal Muuse - Cudoon - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Cudoon

Ciida iyo dhulkeeniyo
wali carada kumaan arag
cidaan dumarba kula simo.

Lyrics by Maalmo.com

Ha yeeshee cudooneey
cibaarada aduunkiyo
casharada ifkaa badan.

Calmashada midkuu
dookhu calanka kuu sudhay
haduu calafku kaa diray.

Caashaq lagu hungoomiyo
nin xuni ciilkuu ku baday
ragba ha uga caaginee.

Cidla nolosha kalinimo
caku kuuma qalantee
cadradyahay gayaankaa
nasiibkaa markale, celi, cugo,
nasiibkaa markale cugo.
Ragba ha uga caagine…

Cadradyahaya gayaankaa
nasiibkaa mar kale, mar kale, celi, cugo.

Songs from similar artists