Mursal Muuse - Nataaqo - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Nataaqo

Qof ku jecel miyaa
Nacab lo noqdaa
Niyada iyo qalbiga
naxli laga geshaa
nasiibkeeda maqan
loo nagaadiyaa
naruurada miyaa
ruux adigaa kuu nugul
la na taaqiyaa
waan ku naawiloo
kuu naadiyee
ila nolol wadaag
nafta igu labee .

Lyrics by Maalmo.com

 

Naftan kalidaa
noolee kuu jecel
naxdin iyo maxaad
nabar ula rabtaa
nabsii baa jiree
nacab ha falin walaal
naruurada miyaa
ruux adiga kuu nugul
la na taaqiyaa
waan ku naawiloo
ku naadiye
ila nolol wadaag
nafta ila wadaag

lyrics by : Warsama Djibouti

Songs from similar artists