Nimco Dareen - Qalbi - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Qalbi

Dareen:
Qooskaad ka dhalataa
Qimahoodu leedahoow
Qofaan xushata Aa tahay

Lyrics by Maalmo.com

Abdi:
Qumaneey Adoo kale
Qaadirkee ma uuminee
Qancisaye nafteedee
Qalbiyey Iwada hoow /Adiguna iskee siiy

Dareen:
Qalbigeeygu ku raaco
Anba waad iqaadee
Qanciseey nafteedee Qumanow
Qumanow iwada hoow /iskee siiy

Abdi:
Qosolkaaga wacaniyo
Qunyar socdkaaga talaabada
Qaadirkee ku siiyaay

Dareen:
Qaabkaad u joogtiyo
Qooraarsigaadaa
U Qushuucay aniguyee

Abdi:
Qaadirkii kudhameeyaa
Qalad kaa ilaalshee
Qanciseey nafteedee
Qalbiyey Iwada how /Adiguna iskee siiy

Dareen:
Qarnigeenu joognaa
Qeeb wayn ka qaadoo
Qancisaye nafteedee
Qumanoow iwada hoow /iskee siiy

Abdi:
Qays too u heesiyo
Qurayshtii haweenkee
?ß aan ku kulanaay

Dareen
Qof kuu jeclaado
Wadanhii ku qoronee
Lana qeebsaneeninee

Abdi:
Qanci maayo Jeeroow
Qoys aan wadaagnee
Qancisay nafteedee
Qalbiyey Iwada hoow /Adiguna iskee siiy

Dareen:
Qanci maayo Jeeroow
Xilaiaha igaa qaadee
Qancisay nafteedee
Qumanoow Iwada hoow /iskee siiy

Songs from similar artists