208,250 views
Ku tabay qalbiga ku tabay
ka tagay hurdo waan ka tagay
talamayo hada iyo jeer
jeceyl baa igu tarmo.
Tusaallo in aan noqdo
tilmaan dadka iga dhigtaan
talaaban u soo jira
taariikh dheerna waan ku sugay.
Jaceyl baa tankii ka weyn
anigu uma taak haye
ku tala gal
ku tala gal
hoy ku tala gal in aad timaado
telefoon wax ima taree
Tumaatidi jaceyl ahaa
dhabteyda ku tagan tahoo
tarta aan u ticayaa
tabtuu cashaqu i baday.
Tusaallo in aan noqdo
tilmaan dadka iga dhigtaan
talaaban u soo jira
taariikh dheerna waan ku sugay.
Jaceyl baa tankii ka weyn
anigu uma taak haye
ku tala gal
ku tala gal
hoy ku tala gal in aad timaado
telefoon wax ima taree



aad iyo aad bad umahad san tihin dadki is ku hawlay inay so uru riyaan hesahan macaan…………………maalmo music thanks
mahadsanid maalmo aadbaad ugu adeegaysaan shacabka sooomaaliyeed thanks alot
aad iyo aad ayaa umahadsanintihiin malmo music aad ayan hestan ugahelaa aad ayaa u wacan tahay inanta nimco dareen
waa mahadasantihiin dhaman malmo music