Ilkacase - Wardheer Ft N Dareen - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Wardheer Ft N Dareen

Waa ku waayayoo
Waan kuu xiisayoo
Waxaan ku weediyaa
Shacabkiii Wardheer

Lyrics by Maalmo.com

Wacaneey nimcooy
Weenaha aan baryayee
??
Waayo jirto ahow

Waxyeeeyahaygiyee
Wacad ma iila gali

Nimco dareen:
Waaygii baryaba 
Wadnahaygiyoo
Waxaan ku weediiyaa
Shacabkii wardheer

?
Wehelkeegiyoo
Garab may ahaan
Dadku wadar ahaan
Waa igu wiirsadayn
Wacad mayla gali ?

Songs from similar artists