Nimco Jamac - Buuraha udheer - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Buuraha udheer

Artist Nimco Jamac
48,196 views

Buuraha u dheer
hadaan ugulqurux ubaxoo
oon baroortiyo qeylo diroo
baahideyda biloo ogaa

Lyrics by Maalmo.com

Buurteyada buuraha u dheer
Buurteyada buuraha u dheer
hadaan ugulqurux u baxo
oon baroortiyo qeylo diro
baahideyda biloo ogaa

heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa

Toban jirki taawadaan galay
Toban jirki taawadaan galay
iyo tilmaanta halkaan ku waday
tusama reerka anoon udeyn
tacab qasaar bey igu wadaan

heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa

Aabaha taliye ma yahay
Aabaha taliye ma yahay
Hooyada tu macaan ma tahay
Taliyayaalna ma kula dhasheen
oo waxa talo lola tago

heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa

Waan dhinta waan dheelmadaa
Waan dhinta waan dheelmadaa
Dhayaheygaan ka jeclahay
waan dhaqaqay hadaad i tiri
dhagar ilaa baa so duwa.

heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa

Way haddu xolaha jir helo
aday hadu xolaha jir helo
carra lagu jeel basha
jeceylku nimu hayana
way dhafteey jamadanba waa
ee jimacale ma soo socda

heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa

Heesaha kale Nimco Jamac Riix magcan

1 Comment

Leave a Reply