Nimco Jamac - Midh gargara - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Midh gargara

Artist Nimco Jamac
34,704 views

Inta aaney gaareyn
gacanteydu meel sare,
ciil igu gaboobiyo
godobtaan tirsanayana
cidi ii garaabeyn,

Lyrics by Maalmo.com

Taladeydu geed dheer
ha saarnato guudki
adigana garaadka
indhaha la galiyo
ohobeey wax garashada
waa lagugu gaabshe
midh garaagara
ha ii tarin aniga.

Doqon baan gaf iyo
garsho ugeystay hadiban
abaalkana gudeynine
ma Aar baa ninkii ganay
libta kala galbanayaa

Taladeydu geed dheer
ha saarnato guudki
adigana garaabta
indhaha la galiyo
ohobeey wax garashada
waa lagugu gaabshe
midh garaagara
ha ii tarin aniga.

Inta aaney gaareyn
gacanteydu meel sare,
ciil igu gaboobiyo
godobtaan tirsanayana
cidi ii garaabeyn,

Taladeydu geed dheer
ha saarnato guudki
adigana garaadka
indhaha la galiyo
ohobeey wax garashada
waa lagugu gaabshe
midh garaagara
ha ii tarin aniga.

Heesaha kale Nimco Jamac Riix magcan

Leave a Reply