Nimco Xasan Cali - Wadnahayga - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Wadnahayga

Waagii baryayee wareerkiisaas wataa
Waran kugu yaale wehel loo wacdaas rabaa

Lyrics by Maalmo.com

Waxtar ii wax la’aan waa kala weyn yihiin
Waqti waayo adaa waabta ku fadhiyaa
Waqti waayo adaa waabta ku fadhiyaa

Wadnahey dhexdiis aad waraabisaa
Maku weey kariyee

Wacadkiyo wehele haka wecaninee
Iwalwaal waligaade walbahaarka iga dhoree

Waxkas ii waayeel wax maloo sheegee
Iwanaajiyee waa kugu waalanahee

Wadnahey dhexdiis aad waraabisaa
Maku weey kariyee

Songs from similar artists