Nimco Xasan Cali - Xeys Maanyo - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Xeys Maanyo

Xeys maanyan Kuso xakaarayee
Xisbeleayee an waa xanuunsadee

Lyrics by Maalmo.com

Xagiisi kii xigsahaaye xoorayee
Xiisihiisii an waa xabalayee

Xaq illahee ma xasuustee
Xeer miyaaye inleys xumeeyee

Xaasidaa isoo xigsadayee
Xishmad iyo xishood aan laheen

Xariirki oo aan lahayn waa xumaadee
Xubigiise an waa xariiqayee

Xaq illahee ma xasuustee
Xeer miyaaye inleys xumeeyee

Songs from similar artists