Nuur Eebo - Dadka ha iska weyneyn - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Dadka ha iska weyneyn

Artist Nuur Eebo
93,810 views

Dadka Ha Iska Weyneen
Inaad Kalii Wax Garad Tahay
Ha Iska Dhigin Walaaleey,

Lyrics by Maalmo.com

Weedhaadu Inanyahay
Waa Laga Wareerayoo
Isla Weeyni Daadunaa
Waxaa Tahay Masheegtee,

Anigaba Waqtiga Qaar
Sidii Wariye Daraadaa
Warka La Iga Werinjiraayee,

Adigoon Waaya Arag Noqon
Cirka Ha Isku Waabine,

Adigoon Waaya Arag Noqon
Cirka Ha Isku Waabine,

Naftaan Waalaneysaa
Waano Kama Maqashee
Haddi Maanta Aad Wacan Tahay
Ma Ku Waari Doontaa,

Sida Wabi Qul Qula Iyoo
Waadigaan Xareeda Leh
Shinbiruhuu Ka Waab Taan

Weedhaadu Inanyahay
Waa Laga Wareerayoo
Isla Weeyni Daadunaa
Waxaa Tahay Masheegtee,

Anigaba Waqtiga Qaar
Sidii Wariye Daraadaa
Warka La Iga Werinjiraayee,

Waanka Weeqay Talaadee
Weydiiyay Ragganimo

Waanka Weeqay Talaadee
Weydiiyay Ragganimo

Hadba Waaga Joogaa
La Taahay Walaaley
Waji Lacag Bay Dumar
Wacadkaba Ku Iibshan

Heesaha kale Nuur Eebo Riix magcan

1 Comment

  1. Waa hees wacan oo macno leh 

Leave a Reply