Nuur Eebo - Istar - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Istar

Artist Nuur Eebo
75,660 views

Hanaan Socodka Laafyaha

Lyrics by Maalmo.com

Hagar Li’i Wax Qabashada

Hindisihiyo Faalada

Ka Hal Celinta Sheekada

Hadaan Caano Lagu Habin

Aman Hooyadeed Korin

Mahayseen Asluubtiyo

Hidihiyo Xishoodkee

Waxa Kugu Haboonaa Istarey

Hareeraha Nugaaleed

Kayn Wada Hareeriya

Marka Roobku Uu Helo

Oo Xareedu Haradiyo

Hoos Jiifto Geedaha

Hal Irmaan Sidig Iyo

Haleel Aad Ku Maashaa

Dhalinyara Hobshaysiyo

Hablo Kuu Ciyaaraan Istarey

Sida Geel Hilaac Baxay

Hoodiyo Danood Helay

Oo Horseed U Maqan Yahay

Higsanaaya Goor Wacan

Hiyigiyo Naftaydii

Adaa Hebed Ka Dhigayoo

Hilbahaygi Saafoo

Haween Iiga Laacee

Waxa Kugu Haboonaa Istarey

Adoo Xaafadii Hodan

Jidka Fooqa Hoosmara

Hareerihiisa Ubaxa Leh

Habeen Ciida Ay Tahay

Adigoo Hidaha Xiran

Hudheelkii Taleex Oon

Heedhe Kugu Casuumaa

Hal Irmaan Sidig Iyo

Haleel Aad Ku Maashaa

Dhaliyara Hobshaysiyo

Hablo Kuu Ciyaaraan Istarey

Heesaha kale Nuur Eebo Riix magcan

Leave a Reply