18,411 views
Sababtii jacaylka
Sababada iga qaadoo
Saygii nafteedaa
Si xun ii galaayee
Somaliwaynee
Sidee baa wax yeelaa ?
Sahal maaha Caashaqu
Waa sayf qarsoonoo
Saydaha ku goysee
Samri waaye aniguyee
Somaliwaynee
Sidee baa wax yeelaa ?
Sanadan Ragii kacay
Adaa kugu sahwinayaa
Salma dhigo Dartaadoo
Samri waaye aniguyee
Somaliwaynee
Sidee baa wax yeelaa ?



Waqtigeeda way ka wadataa Qaali waxaana oran lahaa dad horey fanka ugu jiray ayey ka wadataa waxaana hubaal ah in heesaheeda ay somali wada caashaqi doonaan waa fanaanada sanadka qaali aad iy aad bay u cod macaantahay
war waxaan maxaawaye xishoo dhaha oo martabe wax haka duubina
gabdhaan ma xuma aad iyo aadd ba u rajo fiican thy waxa macquul ah in ay ka geesi santhy kana cod kar sathy faniin badan oo jira yaa salm say u matlyso eeg sxb
waw waa sax waku tagersanahay
waaaaaaw walee tan yar waa fariid heeska iyadaaba sameeyay walaal halkaa ka hay ‘
hestada wadnahee igaa xadeel ladane Sahal maaha Caashaqu
Waa sayf qarsoonoo
walaalayaal wad salaaman tihiin dhaamaan dhalin yarada soomaliyee ee waxaan idiin sheegaya inaad is ka ilaalisaan wixii soomali diida ee ku nool waqooyiga somaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
oh !!!! it is exellent song
linka somaliwayn sidaa wax yeelaa
wow thats nice song thanks who ever poste this song
SALAN DHAMAN UMADA SOMALIYEED WAN SALAMAAY
waxan habaliyo udiriya somailwan mal walbaa haye jogan
qaali ladan aat baan kuugu han baliyeeynaa heestaadane aatbaan uladhacay mahatsanit qaali ladan
woooooooooooooooow qali ladan heestada aad bay uu hirgashay waxaa tahay fananad da yar hadana maskax leh masha alaah halkaa kasii wadan