Qaylo dhaan - Xarakaatul shaydan - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Xarakaatul shaydan

Artist Qaylo dhaan
305,428 views

Heesaha kale Qaylo dhaan Riix magcan

13 Comments

  1. asc alow shababaa qabo walahi ma aha muslim waa galo malin tee qor ta goyen ee wali dad ka kuqas been inee ar kan ee so dhigen is gos ka bakaro walin ti igu muruga da bat neet aa in dhahega ku ar ke qor mel talo

  2. waa la idiin was** waxiii taagero alshabaab nacald alle baa diinku taaalo 

  3. Heeestan caadi maba ahaane?

  4. as wr walaalayaal waa aduun gadoon qof saxan allah ayaa yaqaan ee idinka haku danbaabina waayo qofaan danbi laheen hadii aad dusha ka saarto danbiga adiga ayaa la wareegaya danbigiisa ee xiligan waa xiligii uu rasuulka uu sheegay ee aheed 70 firqo ayaa soo bixi doonya aduuk gadoonka ee xaqa allah na waafajiyo amiin . walaatamuutuna ilaa wa antum muslimuun

  5. Kuwan Dalka halaga suuliyo Uma qalmaan in ay ka taliyaan aayaha ummada!! UP Qeylodhaan…

  6. qeyladhan naarta sidas uga qeylsha insha aallaah narta ayad ka qeyli doontaa murtadiin waxza tihiin kufri insha allaah mar dhawna waxan idinku beegsandoon meel walba reer gaalo jecel reer kufri jecel illaah ha idin naro aduun iyo aan qiraba

  7. dawlad iyo shabaab allah buburiyo shacbiga allah ugargaaro.
    burbrki hore siyaad dawladiisa waan u sacbiney.
    hadane cawaad iyo inkaar shabaab managa dhamaato.
    somaliyeey idinka wadankii bubureyey.
    icaaqti ilaheey u dulqaata ee ducesta neyad furan ku doceesta.

  8. shabaab allaha ka qabto umada wallaahi dhibta ey kuhaayaan waa wax taariiqda gali doono in shallaahu kii aan ku dhimanin dagaaladaan looga xoreynaayo wadanka waa la soo maxkamadeyndoonaa xukunkiisune waa in la dhaxgaliyaa laami kar karaayo ama maalinba xubin laga jaraa markaas xataa kuma qanceyno

  9. asc al shar marka hore idinka maxaa aheedeen waaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaah waxa aidin ka dhanbeeyo ayan mooday kor madoobe sheydaan dheere haye duqa adiga maba duqoobeesid miyaane sxb  adiga fiiri dadka salaada dukadaan ayaga wajigooda waa oo nuuraayaa adiga maxaa kuu diiday in aad nuurto diinta laguma qaraabado ee bananaka la imaaw waxa aad melaha aad ku heeso sheydaan dheere aniga hadaan mar ku heli lahaa somcada ayan ka asaari lahaaa viva maalmo 

  10. Hees cajiib ah … mahadsanidiin Qeylo DHaan

  11. ilaahow al shabab wadanka ka saar walaahi dakeynii wey qasheen

    • murtatad aya tahay adiga iyo kuwan heesaba illaah ayaa naarta idinku fogaydoono insha allaah illaahana waxoow idinala sooraa  meles zanawi iyo obaama iyo wixii la halmaala

  12. nice song

Leave a Reply