Saado Ali Warsame - Run - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Run

Artist Saado Ali Warsame
425,049 views

Heesaha kale Saado Ali Warsame Riix magcan

41 Comments

  1. asc yana l ais caayin waa la dhimanaa ilaah halaga cabsado  aduunkaan waa laga tagaa hee  ilaah laga baqo walaha muslimiinta ahow diinta ayaa muslim lagu yahay 

  2. asc mashaa allah saado waxaan dhihi karaa waa fanaanad qaran oo aan lagu aqoonin qabiilaysi waxayna mar waliba ka shaqaysaa oo waliba guubaabiso somalaida si ay uwada tashtaan tan kale hadii runta laga hadlo isaaq waa dad walaalahayn ah somali ah waana maamul goboleed sidi gal mudug state lagamana yaabo inay goostaan waayo qabiil kaliya oo dowlad noqdo dunida lagama sheegin waligood lkn waxaan qabaa walaalahayn reer fara taagte in la waydiiyo waxa ay rabaan laga xaal mariyo wixii qalad ah oo lee geestay haday diidaane cidina ugama futa xuma ayakaa daali doono yaah bariis qalayl ah kini waad cunaysaan kkkkkk

  3. anigu saado cali iyo dadka nocaasa laima waydiiyo hadii aad doonaynin inaan aflagadeeyo markale dadka hawaydiin noocnabamaheeee

  4. war saado waa wadani geesi ah marka eeyada iyo durwaayaduba ka ciyeene hawsha inoo wada waa runteen waqooyi anagaa degna SOOMAALILAND LA GOOSAN MAYNO SOOMAALI WAYNA LAGAMA YAABO INAANU KA TAGNO WAA IBLIIS RAAC MAXAA DABA DHIGA XADUUDII GUMAYSTIHII QARMUUNAA SAMEEYEY WALIGIIN DAWLAD NOQON MAYSAAN WAAYO HAL QABIIL DAWLAD MA NOQDO Haaaaaaa,suuuro gal maaahaaaaaaaaaaaaa DHAGARQABE WAXAY DOONAYAAN KA DHANTAALKEENA HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH

  5. asc dhman somalaay saado waxaan kuraacsanahay heesteedan qaliga ah waxayna kutagantahay wadadii somali isugu midoobi lahayd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan kuqoslayaa ISAAQ aduunyada mayaa la arkay reer dhan oo SAADO siilkeedu kaqalisanyahay maxaa yeelay melkasta waxay hadal hayaan saado hoosteeda tanina waxay cadaynaysaa anuu inaka qaalisan yahay sado waa qofkakaliya ama fananada aan wili qabiil uheesin lagamana yaaaaabo inay taas samayso waxayna kasoo jeedaaa dawaawiish rer somali isukeen saado nolow wl idoorow riyada iskadhaf

  6. saado waa wadaniyad qaali ah una danaysa dalkeeda oona u ololaysa inaan wadankeeda laka jarin waxay kaloo u ololaysa inaan maxkamad la saarin maxamed cali samatar oo ah geesi somaliyeed oola wada ogyahay libtii uuka keenay dagaalkii 1977 markaa waxaan odhan karaa waa wadaniyad qaali ah lakin kawarama maryam mursal oo u ololaysa in somaliland laga jaro somaliya maxaad odhan lahaydeen

  7. SAADO WAXBA LAMA JOOGTO WAXNA MAKALA OGA YAY ISU KIIN XAYEYSIN WADANIYADNA LAMA DHIHI KARO SADO WADANI WAXAA AH KAYNAAN OO DALKIISII YIMI SOONA FIIRIYEY WALAALIHIISA DHIBAATAYSAN LKN FANAAN KALE OO MEELAHA KA  QAYLIYA DANTIISU WATAA MAAHAN FANAAN QARAN SAADANO WAXBA DALKA KA MA OGA IYO DADKALEBA

  8. yaazalaaaaaaaaaaaaaam hees iyo barw aye weliba wakusaxantahay saado cali fananad qaran dhe manta waxaa jira dad riyoonaya oo runta kacararayo so waa in ey kuwanaqataan heestaan iyo erayada kujira gobaleysi iyo qabiil somali waxba kujira dad riyoonaya ee eiyada katoosa viva somali weyn viva sado cali xidigta qaranka somaliyeed ,,,,,,,,,,,,,,,

  9. runtii aniga somalia in la kala jarjaro ma jecli xanuun weyn bay igu haysaa somalia iyo dadkeedaba waan jeclahay lakiin walaalaheen isaaq wey inala soo xoreyeen somalia marka marta dalkay usoo halgameen inay dhulka ku dhuftaan maha wa in si kale loola hadlo oo la weydiiyo waxay doonayaan waayo maha in dabada laga galo oo la sii fogeeyo
    waa isaaq somaali oo dhan raali geliso aniga taas baan qabaa awel dadka ku kacsan baan ahaan jirey laakiin markaan fekeray waxa ii soo baxxdey inay difaac ku jiraan oo dabada laga wada galay
    marka please and please sidani maha xal xal waxaa ah in xalka dib oo loo eego
    cadhada intaas le’eg ee ay hayso laga dhegeysto aniga waxaan qabaa weliba waa dad wanaagsan intooda badan dadka ma wada xuma ee somalia somaali baa lehe isaaqna wa somaliye la taliya oo waxay rabaan ka dhegeysta wixii soconaya iyo wixii an soconayn
    somaliyana weligeedba khatar ayay ku jirtey waayo aduunka oo dhan ayaa isku haysta oo u hasta inaynanba lahayn somalia oo ku nimid socod oo eithopia ayaa ku dooda in dhulka laga qaadey
    somaliyina qaar ka imaadeen yuhuud qaarna carab qaarna sinjibar marka dhulkeenii loo tashey idinkana waxa isku haysataan lama yaqaano qabiil waa kaas halkaas ina dhigey bada maanta loo hunguroodey in la iibiyo 1 miter manta hadii bada la iibiyo somaliya oo dhan wey samayneysa xitaa jabuti waayo somalia hal badd ayaa ka dhexaysa marka xadkeeda la durkiyo xadkasta durkaya aqligiina kor u qaada nin eritrian ah ayaa hada ka hor yiri somalia sidey ku heshay badan weyn wadamada derskeedana ayasan uba hayasan bad sababta iska garo bada berbera iyo awdal xabashi ayaa sheegta in somaaliyi ka qaadey
    xiligii gumaystaha waxay wada ahayd darwiish way xoreysteen dhulkooda
    kan raas caseyr iyo kan raas kanboni kuli waxay wada ahaayeen darwiish xaruntoodana magaala madaxana waxay ahayd taleex madaxweynahodana wuxuu aha sayidka oo aad u nacbaa isticmar iyo waxa dhulkiisa kala qeyb qeybiyey
    maanta inagoo xor ah baynu eber iska dhigney
    oo waxba isku ogoleyn
    hadaba isaaq la xaala nin walba yaan cidla lagu cunin qabiilkana inaka aasa walee meel inama geynayo wuu ina baabiyiey qabiil qurbuu inaka buuxiyey
    badaheenii ayaa lakala iibsanaya maanta berina waxaa xigi doonta caasimadaha oo guri guri loo iibiyo waxan xitaa maqlay dekeda xamar shirkad baa 10 sano gadatey oo ka ahanaysa masuuul tan kale norwey xagey ka keentaa batroolka somalia ayey bada dhexdeeda ka sameysatey dhuumo oo ku dhuuqdaa xitaa markab kasta wuxuu dhuuqaa oo aduunyada u iib geeyaa batroolka somalia hadaan nahay dawlad ma batroolkeena inta badaha dhuumo la sudho laga dhuuqi laha waxaas oo dhan waxa ka masuul ah somalida maanta oo aan fekerin somaalidii hore ee reer miyiga ahayd ayaa ka aqli badnaan jiretey oon ogolaan jirin in badeeda la iska gurto waxayba aminsanaayeen in kaluunkooda la xadayo ama badda laga qaadayo maadaama dhulkii la qeybqeybsadey wey ka biqi jireen wax kasta wey iska ilaalin jireen
    maant inakoo cilmi leh ayaad dhulkiinii dayacdeen bal horta ilaahay ku shukriya inuu ilaahay idin siiyo dhulkii dunida ugu nimcada badnaa oo ugu xeebta dheeraa kuligiinba maad ka manaafacaadsataan xeebihiina oo cadowga iska celisaan walee hadal aan maqley inuu siyaad bare yiri ayaan rumeystey wuxu yiri anigu umad wada walaan ayaan kala dhex joogaa oo iney is cunto wada rabta wadana aan dan ka lahayn

  10. tamir mohamud  EEDAAB YEELO ABAHA IYO WAXII KU DHALAY BAA WASEE QABIILDAA AFKAGA UURAYA LA JEEDII JAMAC SIYAAD ABAHA WASYEE SAADO ALI IYO ALI KHALIF NA WAA LABO HALYEEY VIIIIIIIIIIIIVA DHULBAHANTEE WAYENEE CAWOODGODUU CAGTAA HOOSTEEDAA VIIIIIIIIIIIVA SSC SOOMALIA HA MIDOWDOO DOWN IDOOOR UUR BADANEE DOWN SOOOMALI DIIDKA UUUUUUF

  11. ilaahey hasoo hadeeyo islaantan yar dad un bey dooneysaa in ay is ku dhufa tee tolow ma dhul bahan tuu kala iib sadey dahaba shiil ileen dahaba shiil siyaasina maaha

  12. asc aqiyaarta waar naagtan ma waalan tahey mise wax bey cabtaaaa waa maxey wey ba waala teeeeeee kkkkkkkkkkkk

  13. War naagtaan waa ayy waalatayee fanaanad ma ahaanee maxay isaaq ka rabtaa may ilma adertee oo u yaacaya hargaysa may boogaadiso iyo jaamac siyaadka walee dhulbahante intuu cal khaliif galaydh iyo saado oo waalatay say garaabo cunaysay baa meel ka tuuraya qabiil bay ku waalatay shalay bay dowlad dhisan ka dhex kacday dhaxalkeediina waa inagaa maanta haysana 

  14. ma,ahan hjeestaan mid caqli gal ah ee waa mid ubaahan in dib loo aruuriyo miraheeda maadaama eeysan dhameestirneen heestu waana qibrada aniga tani ilaah igu manneestay byyyyyyyy

  15. saado cali warasame waa fananada somaliyed waxan kale oo u sheegay somalid horta qof somali ah oo aan qabiil ahan majiraa misa in dhahan is tiraynaa wara is daaya oo ilahay ka yaabaa

  16. waaaaaaaaaaaaw saado waa qof wadani ah taas shaaki kuma jiro aniga waan u qiray saado iney tahay wadaniyad somaliyeed mashaa allah viva viva viva

  17. asc dhamaan waan salamaya umada soo maliyeed marka xige waxaan u sheegaa soomaali aan iska daayno qabyalada iyo is xaasid nimada aniga waxey ila tahy hadii ey somali ku fikiri laheed caalamka la tartama in ey iida sara mari laheed lkn meel ayaa habaar naga haaya mela tahy an moogiye soomaali an soo celino qaranimadeynii

  18. waan ku raacsanahay runtiiiiiii aad iyo aad run bay sheegtay walaahi geesiyad iga dheh

  19. waxaan rab naa hibo nuuro heeseheedii

  20. caadi mahan fanaada qaranka saado ali warsame waa fanaada kali ah ee wadanimada laga arko marka caadi ma ahan

  21. Asc.Marka hore umadda somaliyeed meel kasta ay joogto waan salamaya. Marka xigga waxaa u sheegii lahaa somalida damiirta leh e wadaninimada e , dal iyo dadkiiba jeceyl ku jiro, aan iska dayno indha isku haynta dhexdeena e aan eegno aduunka sare maray e anu ka noqonay tusaalaha. fanaanada waa inay dhiiri gelisaa ama dhiiri geliyaan shacabkooda e mahan in iyagana qeyb ka noqdaan hurinta colaad, Wabilaahi towfiiq , Somali guul cadowgeeda ha jabo, aamin aamiin aamiin 

  22. Viva saado cali  waa hees wadani ah oo xaqiiqda ka hadlasya

  23. anigu saado laqabiil maahi laakiin  soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ninna dhirta lagama dhuuxin nin waxuu kadhashay qabiil  saado qabiilka aytahay uuma hadasho soomaali bay udoodaa una hadashaa waxaa la dhihi karaa waqareen soomaliyeed ok

  24. anoo waqooyi udhashee walaalahay koofur jecel miyaa lay waalayaa  , saado noolooow waa fanad qaran soomaaliya oo ah xaq udirir alaha ku qarabqabtoaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  25. wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww sidee uga raaridaa sibraarkaad ku rarantahay iyo rayigaad watadaaa daloola sideen uga raaridaa kufriga aad dabo rabaadin dhulkeena taladiisa maleh  yeees afkaaga caano lagu qabay walaahi caadi maaha heestani viva somalieyn saado runta waligeedba waa lagu yaqaanay hadana tii uun bay wadaa maasha allaaah

  26. waxaan qabaa inay saxan tahay 100% waxaana ka xumaanaya kan somalimadu ku yar tahay ee qabiilku maskaxdiisa ka guuxayo aduunka waa layslaayaa oo aduunka waxaa ka dhacay dagaalkii 1aad iyo kii labaad waana laga hiiyey waayo bay somali u heshiin wayday dee waa qabiil maskaxda ka galay ayna qolo waliba leeday waxaan ahay somaland ,putland, mudugland iyo waxii la mida  markaa waxaas bay ka hadlaysaa iyadu waana wadaniyad sax ah ka naxaw nafta waa rut waa run

  27. saado waxaada tahay qabiilseste 

  28. saado sidaan miyaada somali isgu isugu keenaysaa wlee saadao waxada ahay fanaanad qaliya lakiina hada waxaada tahay qabiileste waayo waxaada keentay inaada caydo raga waana waxa laga xishoodo waxaada ku hadaaqayso naa is astura ayaana ku iidhi

  29. saado ali warsame wa fanaanad aad u qiiro badan mida kale saado cali sawsame wa fanaanad aad iyo aad loo wada raacsan yahay codkeeda iskaba daaye sawirkeeda ayaan ku qanacsanahay heystana waan la dhacay ala daayo waliga madaxaaga kor ha jiro wadanina ahow saado hooyo weeye dhamaanteen

  30. waan ku racsanahay waa fanaanda wadaani ah saado cali warsame jir oo joog

  31. heestaan waan ku racsanahay sadoo cali waa fanant wadani ah waana ruunteeet somalia waaa haaal maa ahan lawoo noolaaw sadoo cali waliga ruunta ayaan kugu jacelahay saaaas ayaa ka rabnaa haadiii aan somalia weeen nahay mahat saniit sadoo cali

  32. @yasin Waraa  Badaybaa Tahay eh  Iska Daa Aflagaadada caYdaasi Waa Waxii hodaayada Lagu furay eh Si edeb leh fikradada U dhiiBo hAdii kale hooyadabaad Wasi Was hooyada eh Badaw yahaw!!1

  33. Waxaan uhambalyeynayaa Fanaanada Qaran ee Saado Ali run ahaantiina waa fanaanada kaliyah ee la oran karo waa Wadaniyad buuxda ilaaya Dowladii Hoose maahan fanaaniinta Caada qaatayaasha ah oo kale, Ugu yaraan 100 Hees oo Wadani ah ayeey fanaanadu leedahay Guuleyso

  34. waxa la yidhi afnooli waa hadlaa ayna waa ciyaa saado cali warkeedu waa eygaas isaaqna hees waxba ka qaadimayso markii ay ayreed ayay siilkeeda ka haysan laheed iyo markii lagu guuuryay ee siyaad bare mucaaradijirtay se kuwan aduun.com waa bukaan waxa ay radiyaan waxii s:land ku mucaarida ee waad bugtaane isdaweeye oo nagadaa messege ka buka ee aad noo soo dirta

  35. maasha alah ilaahey ha desto saado ali warsame waana ku raacsanahay heestaan waana ku heestaa sxbyaaaaaaal

  36. saado waxay ilatay waa qof wadiliya heestana way ku saxan tahay
    laaa kin walala dena isaaq way ka cadhoonayan runta ay shegayso

  37. asc dhamaan somali.ween meel waliba ad jogtaa ku jooga farxad iyo midnaan  isha alaah  …..////  aniga ahaan fikir keega waxaan qabaa  manta  fanananada ween ee somaliyeed saado cali warsame iney tahay qof geesi ah iyo wadaniyad waayo markey shaley heesaha qadeysay wala tageersanaa manta runtii shaley lagu racsanaay un ayaa lagu diday  hhhhhhhhhhhh  taasna xaaq ma ahan fikir ahan heestaan wa hees  aad iyo aad u fican masha alaah saado halkaas ka si waad  somali nimada… codkaagi wu socon doona wuna socdaa  hadaa  aniga waxaan ka so jeedaa  dhalain yarada reer muqdisho dhanka xun yenan lee eegin baas ee saado cali wa fanananad somaliyeed xaaqna ku tagan ban qabaa  

  38. asc habartan waay ka fogaatay fankii waxaanay u dhuratay qabiil lagu qarinaayo somali wannay cadahaya cidina hada ma dhagaysanaysto wayo xadkeedii ayayay dhaftay hadana heeso wadaniya oo saxa ma qaado waxbaa ku jira heeseheeda habarta

  39. Asc wr wb marka hore wlhi waa hees wadanka kahatleyso waa in riyada lagu jiro laga toosaa waa run nice song wlhi

  40. mansha allah hadanan ku danbabaynin waxan dhahi lahay waa xadiis heestaan waan ku tageersanahy

  41. wawka toos riyada beenta ah ka toos..  rebshadii way kula hadhoo.. raadkaad gaadid dib u gurtaye..  rafaadaye aan ku saxo..  raxmaanka usoo noqoo.. rajaa weli kuu banaane..  soomaalida raali geli.  calanka hooy raali geli..fanaanada been maysan sheeginw aan ku raacsanahay

Leave a Reply