Dadkayga wada jiroo
Dan qura uwada socdee
Miyee ***
Maya maya Waa maya
Waqooyi aan udhashoo
Walaalahay baan ujeclahee
Miyaa la iiwalayaa
Maya maya Waa maya
*******
Calanka waligee sidee
Miyaan cidlo ku ilobi karaa
Xaqa waligoo cadoo
Ma waraayo **
Miyaa Somaliwayn
Daneesta ujari karaa
Rap
Wadankaygu Waa
Bnaadir **
Wadankeegu waa
Bakool, Marko iyo Baladwayne
Wadnakaygu
Wadankaygu
Jowhar weeye *+ iyo Gagagaduud
Wadankaygu waa Boosaaso ## iyo Ceeri gaabo
Wadankaygu waa Taleexo
Wadankayga Boorame iyo Burco weeye wadankeygu
Wadankeygu waa Hargaysa Barbare iyo saylac weeye
Wadankaygu waa Cadaado, Garoowe
Wadankaygu waa Gaalkacayo iyo Hobyo weeye Wadankaygu
Wadanakygu waa mid qudha Wadankaygu waa mid **
Dhameestir plz
Lyrics and song posted by Amiira
Waxaan ka cudur daaranaayaa Lyrics
Waqtiga oo igu yaraa awgeed



A.C.W.W/SALAN KADIB INSHA ALLAH WAXAN ALLA KABARANAYAA SOOMAALI MEDNIMO IYO NAWAD GELYO BARWAAQO DAL AAMIN AH AAMIIN AAMIIN SOOMAALIWEY
waan kuu mahad celinaaa amiira oo noosoo diyarisay qoraalka heestaan waad mahad santahy ayaan ku leeyahy amira
Maa shaa alaah waa hees aad iyo ay ka muuqato wadaninimo iyo wadanka oo noqdo mid qura alle xagiisa waxba kama ah in soomaliweyn ay ku soo noqoto sumcadii ay aduunka ku lahayd inshaa allah.
nice song