Saado Ali Warsame - Wehelkaygiyo – old - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Wehelkaygiyo – old

Nafta raaxo jecelaa
raafaad iyo dhib necabaa!
reer magaale caashaqey
rubidiisu nugulahaa.
Haduu waayo kuu rabay
rogol noqosho badanaa haa!

Lyrics by Maalmo.com

Ruux ruux ka maqan yahay
hurdaduu ku reemiyo
riyo waali badanaa.

Raggu naago jecelaa
dumarkuna u roonaa.
Haatana diiq dagaaliyo
cololaad raagto badanaah
Kolna wey is reebaan
Kolna wey is raadshan
kolna is lama daaqaan

Caashaqa runta
?
Sida roon rabba
Ogee waley anniga..

Ayadoo dhameesitran
Waan soo gudbin doonaa

Songs from similar artists