Saalax Qaasim Naaji - Moog Iyo Jaceyl - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Moog Iyo Jaceyl

Artist Saalax Qaasim Naaji
255,352 views

Mid un baa qalbiga
ka maqnaaninoo
ku dhex maaxatee
kama maarmayoo
marki aan arkana
meel unba i Godee

Lyrics by Maalmo.com

Moog iyo jaceyl
moog iyo jaceyl
waa maxay?

Waa macaan
amba waa qaraar
kolba waa siduu kugu soo maree
waa magac cudur
midka ugu xumee
dadka muuqiis
mamoodeyn sidanee
ma maleya ooh
maxa lagu daweeya?

Midab lagu gartiyo
waxan muuq laheyn
ayun bey i mirtee
muran iyo garbaan
mudud duur cidlaan
isku muruxsanee

Moog iyo jaceyl
moog iyo jaceyl
waa maxay?

Waa macaan
amba waa qaraar
kolba waa siduu kugu soo maree
waa magac cudur
Midka ugu xumee
dadka muuqiis
mamoodeyn sidanee
ma maleya ooh
maxa lagu daweeya?

Ma hartada dhibka iyo
murugadan qabaa
iga muuqatee
Dadku ii maleyn
inaan ahay maraan
lagu maadsadee

Moog iyo jaceyl
moog iyo jaceyl
waa maxay?

Waa macaan
amba waa qaraar
kolba waa siduu kuu soo maree
waa magac cudur
midka ugu xumee
dadka muuqiis
mamoodeyn sidanee
ma maleya ooh
maxa lagu daweeya?

Heesaha kale Saalax Qaasim Naaji Riix magcan

3 Comments

  1. what a nice song

  2. song written by abwaan mohammad umar nuur nidaam….is about both side of love…if you in love and love is not returned it is bitter..but if you both are in love…then it is sweetest thing…………….

  3. nice song

Leave a Reply