Sahra Ahmed - Leyla - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Leyla

Artist Sahra Ahmed
68,254 views

Hadduu layla caashaqu
bari lumiyuu wax u dhimay
anna tii u ku laadayuu
ku labeeyay baan ahay

Lyrics by Maalmo.com

intuu igu laxaadsaday
ma i saaray laamaha
ma la liicay hadimadda
ma la luudayaa wali

baydka labaad

hadduu qays jacayl luray
tuu laalaadiyaan ahay
anna tii uu ku liganyoo
laabteeda uu dagaan ahay

intuu igu laxaadsaday
ma i saaray laamaha
ma la liicay hadimada
ma la luudayaa wali

baydka saddexaad

hadduu leeb jacayl yahay
cilmi luxdka kii digay
lahwi maygu beerayo
ma i yidhi lugee

ma i saaray laamaha
ma la liicay hadimadda
ma la luudaya wali.

Heesaha kale Sahra Ahmed Riix magcan

Leave a Reply