Sahra Ahmed - Sirmaqabe - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Sirmaqabe

Sirma qabee Raxmaankayow
Adiigaa u sahanee
waxba maan sameeynine,

Lyrics by Maalmo.com

Gardaraduu ma socotee
Sareediyo Samir iyo lugooyan
kala saari waayo
sidey noqonba mooyee,

Hadi samadu furan tahay
Suuradahaa QURAANKIYOO,

Saligaan u dirayaa
Inaay kaan sugaayay
Sidaan ahay u sheegaan,

Nafta lalama socon karoo
Hadii caashaq saanyal
seefaha la gaaree

Sahwiiyo Daraadii
sakaliyo saaci iyo abaar baan
kala saari waayoo
sanqaadh bay igu oodaane,

Hadi samadu furan tahay
Suuradahaa Quraankiyo,

Saligaan u dirayaa
Inaay kaan sugaayay
Sidaan ahay u sheegaan

Songs from similar artists