Rooraaye - Inanyahay heedhe ft Rooraaye - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Inanyahay heedhe ft Rooraaye

Artist Rooraaye, Saynab Ali Baxsan
9,251 views

Inanyahay heedhe Inanyaheey
Indhaheeyga baa tahay
Ifka intaan ku noolahy ku iloobi maayee
Ifka intaan ku nolahay ku lioobi maaye
Arwaax haduu ku jecelyhay lama ooridoodoo
Ogoloow sidaan rabo

Lyrics by Maalmo.com

Inanyahoow heedhe inanyahy
Ha idhaafin annigee
Aflagaada weeyaan ereyegaad ileedahee
Annigooaan  ku aqoon  arinteeda ii yeel
Ogolaamaaye

Orod iga tag ha’iimaan Orad iga tag ha’iimaan
Hana isoo ak marinee

Inanyhay heedhe inanyahy
Arxaan loo galabaa Umada udhaxeeeyee 
Arxaan loo galabaa Umada udhaxeeeyee
Anna arimadaadee waa  annigan la ooyee

Inanyahoow heedhe
kuuma jeedo anniguyee

Heesaha kale Rooraaye, Saynab Ali Baxsan Riix magcan

Leave a Reply