Asc Asxaabta Maalmö.com Aad iyo aad ayaan idin salamay, salaan ka dib waxan raba heesta ay qaadaan labada fanaan ee kala ah Saynab ali baxsan iyo Rooraaye. Iyada oo qoraal ah in aan halkan ku soo gudbiyo. Waxana ka cudur darana hadi aan heesta Erayadeeda aan qalday waxan doona in aad i saxdiin. waana mahaadsan tihin.
Saynab ali baxsan
1-Anu waxaan doonaya doonaya.
Hadal lagu ma daale.
Anu waxaan dopnamn doonaya.
Aa inkasto daalo daaqno.
Aroos kala daadsan.
Da,deena nagu caydo.
Dad aan barinee.
Anu waxaan doonaya doonaya.
Deg deg inaa is aroosno.
Sarir ku dageyno.
Dusheeda ku ciyaarno.
Danteena aan halno.
Anigoo haraad idilaya dartaa.
Biyaha hadi aan soo dul maro marsade.
Daayoo daayo adiga ha igu diidin.
Rooraaye
2- Anu waxaan diidaya diidaya.
Doqonimada ma fiicnee.
Anu waxaan diidayaa diidaya.
Duli inaa noqonayo.
Aroos kala daadsan.
Da,deen nagu caydo.
Dad aan barineeee.
Anigoo dadaalaya haatan.
Ariin dabacsan nafta ka diidayso madoonaye.
Dayoo dayoo ubax ha igu diidin.
Saynab ali baxsan
3-Aduunyadu way dunta way degtaaaaa.
Sida damacday ma aheee.
Aduunyadu way dunta way degtaa.
Sida damacday ma aheeee.
Aduunyadu way duntaa way degta.
Aha waa intaaso daalo daaqno.
Dibnomilayo wakhtiga ordayo dib ha u dhigine.

4- Dantiisa ruxaan aqoon.
Aan aqoon iyada soo dabartee.
Dantiisa ruxaan aqoon .
Aan aqoon iyada soo dabartee.
Dantiisa ruxaan aqoon.
Aan aqoon kolay daleel ku halaawyeee.
Deg degku ma fiicnee.
Adigo igu diidin dib nogu dhige.