260,722 views
Anigoo bukoow
Beerka iyo wadnaha
Bagga heestabaa
I booqaniinee
binu aadanimo
Dadku woo bukoowdaaa
Mar mar buu bosgaaraa
Waana laga baaxaayee
Haddan * lagu rogin
Ka bogsoodayee
Baska raac adigu
Bye bye walaal
Boqor EEBA baa
Mahaddaa iska leh
Kabtii ii boktibaa
Ibaxnaaniyo
Ducadii **
Balantii iyo axdigii
Adigaa burshoo
Beentaadi baa
booc kugu xeritayee
Ka bogsoodayee
Baska raac adigu
Bye bye walaal



shamso maxamed food bye bye anigoo bukoo beerkii wadnaha
waxa aan halkan uga sheegaya dhalin yarada reer somaliland