Shamsa Mohamed Foot - Lama lama - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Lama lama

Artist Shamsa Mohamed Foot
96,708 views

Liibaan adaa love -kay ahee
Lurka iiga daay iyo lugoyadaan
Laabteediyo kaali ila dheel
Lama lama Siisoo lama

Lyrics by Maalmo.com

Is aroosnaa jirtaa
Islajoogtaa jirtaa
Islajiifna jirtaaa
Wac wac liibaan waaye

Laan gabi kutaal leexleexanee
Aan liicaneen Lamaane aan nahee
Laabteediyo kaali ila dheel
Lama lama Siisoo lama

Laashinki jacayl Lurmaa iheeso
Leertiyoo kaama leexdiyee
Laabteediyo kaali ila dheel
Lama lama Siisoo lama

Heesaha kale Shamsa Mohamed Foot Riix magcan

3 Comments

  1. kk run ahaan tii heestaan wan la dhacay waxaan aad ula sii dhacay web ka sida uu udhsanyahay waxaan u rajeenaa hormar wanaagsan viva http://www.maalmo.com

  2. nice web

  3. waxaan aad udoorbidey wabsidkeynan

Leave a Reply