Shimaali Ahmed Shimaali - Fadumooy jaceylkanii - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Fadumooy jaceylkanii

Artist Shimaali Ahmed Shimaali
58,403 views

Fadumooy jaceylkanii
waa fiid baxayoo
kufidaya feeraha

Lyrics by Maalmo.com

Sida ruux la falay ban
fiidkii habenimo
kaligay faqayaa

Waa kaan igu fogaadee
oo fiyoobideydiii
kama foga agtaade

Waa anago farashiyo
farxad aan wadaagnoo
Faysal ii xanbartoo
farax daadaheysaa

Fadumooy jaceylkani
waa mid iga facweynoo
fala dheer u bahanee

Dadka faraha maran iyo
faqrigoo u jecel yahay
iga furo dhibatada

Farxadii jaceylka
oo fiyoobideydiii
kama foga agtaade

Waa anago farashiyo
farxad aan wadaagnoo
Faysal ii xanbartoo
farax daadaheysaa

Heesaha kale Shimaali Ahmed Shimaali Riix magcan

Leave a Reply