Siidi Cali winkay - Bal Ilaali Ajasha - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Bal Ilaali Ajasha

Artist Siidi Cali winkay
60,269 views

Ma ogtahay amaanada 
cirkaan aad arkeysiyo
dhulkii baa ka ooyo
u adkeysan waayoo
adiguna Naf idil baa
oogada ku qaado
araxdaada saarte
Bal ilaali bal ,bal ilaali ajasha
aakhiro dhib weeyo
kama eed baxeeside ,

Lyrics by Maalmo.com

Ma ogtahay ani & adi
axdi ba u dhexeeyo
Ma ogtahay midkeeeni
Oofin waayo wacadka
Ifka lagu kadeediyo
Abaalkiisu waa Naar
Abiijahal agtiisiyo
Bal ilaali bal …bal ilaali
Bal ilaali Ajasha
Aakhiro dhib weeye
Kama eed baxeyside.

Ma ogtahay haweenkiyo
Hambalaha eynigaaga
Asaagaga oo badan
Ayuunbu ayaan qura
Rabbi kugu abuuro
Kali kuu ahaate bal ilaali bal
Bal ilaali ajasha
Aakhiro dhib weeyo
Kama eed baxeside

Heesaha kale Siidi Cali winkay Riix magcan

Leave a Reply