Siidi Cali winkay - Daadki Jaceylka - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Daadki Jaceylka

Artist Siidi Cali winkay
71,709 views

Daadkii jacalykaa i qaaday 
dareenkaagiibaa ila fogaadey
dookha iyo naftaa ii heshiiyey 
waxaan daayay baan dib u bilaabay.
dookha iyo naftaa ii heshiiyey 
ala waxaan daayay baan dib u bilaabay.

Lyrics by Maalmo.com

Durba nabar xanuuna u darisay 
adiguna runtii ima dawaynin.
Durba nabar xanuuna u darisay 
adiguna horteed ima dawaynin.
Ala iska daansho daanshood dhulkaago 
ruuney idisheyee walal ha igu diganin
Ala iska daansho daanshood dhulkaago 
ala idisheyee walal ha igu diganin.

Anoo dumarka iyo sheekadooda 
iska daayayoo aan ilaaway.
Anoo dumarka iyo sheekadooda 
iska daayayoo aan ilaaway.

damin saw adigu iima qooolin 
anoo daalin hawl ilama doonan
damin saw adigu iima qooolin 
ala anoo daalin hawl ilama doonan
Qalbigayga ima docadocaynin 
mudo haddalo iiguma duraynin.

Ala iska daansho daanshood dhulkaago 
idisheyee walaal ha igu diganin.
Ala iska daansho daanshood dhulkaago 
ruuney idisheyee walal ha igu diganin.

Galabtan dhaweyd barashadaada 
durbaan ka u gaaracay ee i deeqdey.
maxaan dey deygaaga u wareegay 
doon doonka raaxada ku daalay.

Doonidaad isaarta degaysee 
dibnahaagu yay qosol dareemin
Doonidaad isaarta degaysee 
dibnahaagu yay qosol dareemin
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ruuney idisheyee walal ha igu diganin.
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ala idisheyee walal ha igu diganin

Heesaha kale Siidi Cali winkay Riix magcan

Leave a Reply