309,932 views
Kaa daymoohaaye
Darbi ka boodooy
Doon dheer***
Kaa daymohaayee
Doogii cagaarnaay
Dabaaaku shidee
Aan Dameenineey
Dayaxa gacmeedkaan
Kugu duuli lahaa
Damacii kaa lahaa
Adaa dabooshee
Dambi yaad gashayee
Kaa daymoohaayee
Darbi ka boodooy
Doon dheer***
Kaa daymohaayee
Duufaanka duushee
Dabeeshi wadaa
Ku soo daftayee
Duulki damuumiyaasee
** Aad ku soo dajise
Iga door badiyee
Kaa daymoohaayee
Darbi ka boodooy
Doon dheer***
Kaa daymohaayee
Lyrics by sahuur
Fadlan ma saxna waxii qaladaad ah iga saxa



mr bidhe xamar iyo banadir waa hal magac
as,
all Dear,
bro kaliya su,ala ayaa qabaa.
heesa banadiri iyo xamari maxeeey kal yihiin?
kuwa kalase magacood…