Sulfa - Gedi shambow - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Gedi shambow

Artist Sulfa
93,615 views

Gamuunkii soo gantidaa
Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye
Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleesahaayee

Lyrics by Maalmo.com

Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
Gurbaankaan Ow geedi shambow
Lagu guurihaayee lagu guurihaaye

Geedba geedka ka ween
Sida loo gontoo Adaa garataaye
Goshaan minaad gashid oo alla waa gariiraa

Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo
Gurbaankaan Ow geedi shambow
Lagu guurihaayee lagu guurihaaye

Heesaha kale Sulfa Riix magcan

3 Comments

  1. CAADI MA AHAN HEESYTAAAN WAA KUHYSTAAAAA

  2. waa hees shidan

Leave a Reply