Ubax Nacfi - Nacfi - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Nacfi

Sida Roob Nugaaloo
naqiisi La Sansahaday
aan Ku Naawilaayoo
niyadaan Ku Raacshee…..2X

Lyrics by Maalmo.com

ii Dhaga Nugloow
nafsi Yuu Ku Raacinee…2X

BOGGA LABAD

Nacfi Waan Ku Quustoo
naafoowbay Maalmahan
naf Jaceyl La Booysana
waligeed Ma Naaxdee……2X

ii Dhaga Nugloow
nafsi Yuu Ku Raacinee…..2X

((BOGGA SEDAXAAD))

Nuxur Maleh Aduunyadan
naxash Baa U Dambeeye
neecow Qaboow Lihiyo
nabad Weeye Caashaqu….2X

ii Dhaga Nugloow
nafsi Yuu Ku Raacinee…..2X ))

Lyric by Dayran omar

Songs from similar artists