Warda Abdullahi - Baxnaano - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Baxnaano

Artist Warda Abdullahi
68,181 views

Bogayga hadii la jeexo
Uurkeyga hadii la Baadho
Beerkayga Hadii la safo
Wadnahayga baratankii la fiirsho
Adigaa adigaa adgiaa
Adaa baxasano Dhaxjiifa

Lyrics by Maalmo.com

Naftaydan adaa ku beermay
Ilaa Badda laigu aaso
Inaad baxdo lagama yaabo

Bareer cad baan usheegay
Bulshada ha ogaato saakay
Baxanaano Baxnaano
Banaano hadaanad isaygin
Hadaanan barbarkayga istaagin
Qudhaydu Qudhaydu
Qudhaydu inay baxeeso
Baxeeso baa ba’eeso

Halkaad Bariga jecleestay
Beedkaada inaan imaado
Inaan boqol jeer ku eekto
Inaan samo kugu bariisado
Anigoo anigoon agoon
Anoo kaa bogan karin

Markaad ila warameeeso
Sidii janno la’igu baaqaa
Ubagayaa sheekadaadu

Bareer cad baan usheegay
Bulshada ha ogaato saakay
Baxanaano Baxnaano
Banaano hadaanad isaygin
Hadaanan barbarkayga istaagin
Qudhaydu Qudhaydu
Qudhaydu inay baxeeso
Baxeeso baa ba’eeso

Heesaha kale Warda Abdullahi Riix magcan

2 Comments

  1. Waa sax arintaas walal lakin ogow siyasada mahan midi fadhi ku dirirka calamka siyasadda wala bartaa Somaliyana inta hadda xukunka hayso waa dad 20 sano kahor geela racayay

  2. Somalida aad ayey uu codmacanyihii, laakiin mayaqanan wax siyaasad la yihardoh.

Leave a Reply