782,678 views
Dhoof Jaceyl u daranaa
Allahayow u daranaa
Dhoof jaceyl u daranaa
Maygu anigu maygu dhagay
Mayla dhacay warmaha
Siduu ii dhugsaday ima dhigin
Dhulshisheeye ila aad
Dhanna iima dhaafinee
Dhuuxiyo lafta dhabartuna
Wadnahuu dhexyaalaa
Waxaan dhowrayaa
Dhagtuna ay sugeysaa
Taleefoonka soo dhacaa
Dhaayaheygu u dhiirane
Dhankaadee
Dhadhamiyay galkacal
Markii aan dhadhamiyay
Kalgacal , Dhunkashada
Dhunkasha macaan
Dhoola ka qosolkaa
Dhugmadiisa wacan
Kama dhergee
Wali waan dhursugayaa
Dhaxantuu igu sugaayiyo
Dheelkii baan xasuustaa
Ilma dhabac ma iga tiri
Waxaan dhowrayaa
Dhagtuna ay sugeysaa
Taleefoonka soo dhacaa
Dhaayaheygu u dhiirane
Dhankaadee



waxaas ayaakaa cod iyo hees ah xaawo kiin waa gaber aad iyo aad u cod macaan aniga waan ka helaa heesaha degenanaanta ah waxaana leyahy noolow xaawo kiiney
axsan hees caadi maahan haawa kiin
aad ayay u hees macan tahay xawa kiin waa gabar aad u cod macan allah u saa idiyo cod keda macne
cadi ma aha aniga markan dhagaysto aad aya igu waynatahy walahay markan soo xasuusto, sxbtay ayaba la sii dhacabo dhoof jacel u daran alahayow afka ilahay kama gooyo walal
Dhoof Jaceyl u daranaa
Allahayow u daranaa
Dhoof jaceyl u daranaa
Maygu anigu maygu dhagay
Mayla dhacay warmaha
Siduu ii dhugsaday ima dhigin
Dhulshisheeye ila aad
Dhanna iima dhaafinee
Dhuuxiyo lafta dhabartuna
Wadnahuu dhexyaalaa
Waxaan dhowrayaa
Dhagtuna ay sugeysaa
Taleefoonka soo dhacaa
Dhaayaheygu u dhiirane
Dhankaadee
Dhadhamiyay galkacal
Markii aan dhadhamiyay
Kalgacal , Dhunkashada
Dhunkasha macaan
Dhoola ka qosolkaa
Dhugmadiisa wacan
Kama dhergee
Wali waan dhursugayaa
Dhaxantuu igu sugaayiyo
Dheelkii baan xasuustaa
Ilma dhabac ma iga tiri
Waxaan dhowrayaa
Dhagtuna ay sugeysaa
Taleefoonka soo dhacaa
Dhaayaheygu u dhiirane
Dhankaadee
Niyo walaahay waa run lkn isag laftiisu waa mid meesh ku kiradeeeeee
Dhoof Jaceyl u daranaa
….
hani saaas dhan loguma xiiso qofka mar hadad niyada aad ku heysid argtida ma uuugu xiseysid waaad ka sii dareysaa leee markas jaceylka aad u qadey
وربييي ابدااع من افضل الاغاني الصوومالية الي سمعتهاا فديييتك ي حااو كين :D
aaar xaawo kiin aniga waan jeclahay yaaqey codkeyda heer waxan garay aan ku shaqeeyo walahi ma ogi sidaan wax yeelo aqyarey bal ila taliya idinkaan idin tala saartay
nuune lol waxaad sameesaa isku day inaad raqadiso ama aa tagto xafalad ay qabtay marka aad live u arakto waad ka xiiseesaa
Dhadhamiyay galkacal
Markii aan dhadhamiyay
Kalgacal , Dhunkashada
Dhunkasha macaan
Dhoola ka qosolkaa
Dhugmadiisa wacan
Kama dhergee
Wali waan dhursugayaa
waan ka helay heesta dhhof jaceyl aalla maxay cod macantahay
oh my god! hees macaan iga dheh habka ay milic saneyso ayaa wax la siisto lehen sidaa wanaagsan oona haboon heesaha jecelka loo qaado ayaa sida aha lol gongrants huno
waxaan mar kastaba ahaye taagerada xaawo kiin waxaan dhaweraya wali codkad
xashac!!!! sas waye hesaha jacelka waxay u bahan yihiin sidaan in loqado markiii hees jacela qaqadayo waa in lasku jiljilciyo qalbigana ka soo go do xaawo kiin nolaaw sis sidaa ku siiwad fanka iyo xaragadana way in ayis lasocdaan waa sidaas
Nice song
waxaan aad ugahelay heestaan ey qaado xaawa kıın oo ah saan dhoof jacel uadaranaa taas ayaan aad uala dhacay
inaba caadi ma aho heestaan waan ka helay
warkas ayaa imara majirto xawo kiin kun jeer hambalyo xabiibti hestan waxey noqon donta xasuus qaali ah
waaw waan kahelay codkaada macaan iyo heesta dhoof jaceyl xaawo kiin noolaaw oo siiwad dadaalkaaga
Waxaan dhowrayaa
Dhagtuna ay sugeysaa
Taleefoonka soo dhacaa
Dhaayaheygu u dhiirane
Dhankaadee
Dhadhamiyay galkacal
Markii aan dhadhamiyay
Kalgacal , Dhunkashada
Dhunkasha macaan
Dhoola ka qosolkaa
Dhugmadiisa wacan
Kama dhergee
Wali waan dhursugayaa
Dhaxantuu igu sugaayiyo
Dheelkii baan xasuustaa
Ilma dhabac ma iga tiri
Waxaan dhowrayaa
Dhagtuna ay sugeysaa
Taleefoonka soo dhacaa
Dhaayaheygu u dhiirane
Dhankaadee
wooh wooh wan kahelay runtii heesta aya qaaday fanaanada xaawo kiin
waan kaa dawakhay