Xaawo kiin - Guusha soo raac - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Guusha soo raac

Artist Xaawo kiin
59,824 views

Somaliland Gebi
waysku guul ahaatoo
Ood gabi wadaagto
Waana Gacal is jeceloo
Gacmahaa is Haystee

Lyrics by Maalmo.com

Gobonimada taal
Gayigeena wacan ….*Somaliland*
In lays Garabsadoo
Danta Gaar lanacoo
Dan guud loo Guntado
Ayaa Inala gudboon

Gabdho Iyo haween
Gaban iyo Caruur
Caaqil iyo wax-garad

Kaan garaninoow Maqal
Kii Guuxayoow Maqal
Haysku Celin………
Gawaan laysma taagee
hoooy guusha sooraac Waar hoooooooy guusha soo raac

Gobonimada taal
Gayigeena wacan ….*Somaliland*
In lays Garabsadoo
Danta Gaar lanacoo
Dan guud loo Guntado
Ayaa Inala gudboon

Gabdho Iyo haween
Gaban iyo Caruur
Caaqil iyo wax-garad

Heesaha kale Xaawo kiin Riix magcan

2 Comments

  1. horta waxaan ahay dadka tirada yar ee aad u taageera xaawo kiin xalay mar hctv uu waraysanayay waxaan doonayay in aan la soo xidhiidho way ii sooro gali wayday waxaan doonayaa inaad jawaabto walaal#

  2. Somaliland Gebiwaysku guul ahaatooOod gabi wadaagtoWaana Gacal is jecelooGacmahaa is HaysteeGobonimada taalGayigeena wacan ….*Somaliland*In lays GarabsadooDanta Gaar lanacooDan guud loo GuntadoAyaa Inala gudboonGabdho Iyo haweenGaban iyo CaruurCaaqil iyo wax-garadKaan garaninoow MaqalKii Guuxayoow MaqalHaysku Celin………Gawaan laysma taageehoooy guusha soo saarcWaar hoooooooy guusha soo raacGobonimada taal
    Gayigeena wacan ….*Somaliland*
    In lays Garabsadoo
    Danta Gaar lanacoo
    Dan guud loo Guntado
    Ayaa Inala gudboon
    Gabdho Iyo haween
    Gaban iyo Caruur
    Caaqil iyo wax-garad

Leave a Reply