Xaawo kiin - Ha igu seerin Caashaqa - Maalmo Somali music lyrics
Browse by Band / Artist :ABCDEFGHIJKLMNOPQRSTUVWXYZ  |  Top 50 Artists
.


Ha igu seerin Caashaqa

Waa isidataa Waxaan aan ku sigtaa
Inaan suuqyada marooo
Magacaaga saro u qaadee

Lyrics by Maalmo.com

Saafi bay niyada kuu tahay
Ha igu seerin Caashaqa

Sidee tahay ujeedada
Kuu sarifay aniguyee
Sideey adigu kula tahay ?

Sir baa iga baxdoo
Si kastoo kuu eegaba
Sahal maahan Jacaylkuyu
Wadanahygu ku siiyayee

Sado Lagu Amaan Yahay
Sareedo Aan Ku Waarnee

Sidee tahay ujeedada
Kuu sarifay aniguyee
Sideey adigu kula tahay ?

Songs from similar artists