108,747 views
Nafteydu Naf bey rabtaa
Naftuna naf kale ay rabtaa
Wadnaha nabar baa ku yaal
Jacaylkana waan u nuglahay
Naxuus baa igu habsaday
Nashaadkii buu latagay
Niyada samir baan ku idhi
Ayaduna Sabar imay odhan
Nasiib lama dhaafayee
Aduunkana
Ayadoo nabad ah lagu nastiyo
Nasribaa eebahay ka sugi
Nafteydu Naf bey rabtaa
Naftuna naf kale ay rabtaa
Hadii nuur la ii dul dhigay
Natiijana aanan hayn
Jacaylkii nuucii udarnaa
Haduu igu habsaday
Nasiib lama dhaafayee
Aduunkana
Ayadoo nabad ah lagu nastiyo
Nasribaa eebahay ka sugi



heeso macaan anigana nefteyda meesheey rabto ma leh
naftaydu naf beey rabtaa naftuna naf kaleey rabtaa, aysh calaa hees thanks Maalmo page jira iga dhe.
xabiibo icafi dharbaxadii aankudhoftay
waa hora
maansha alaahaa
waa heesmacaan waana kahelay waana dhegeeysan jiray
nafteeydu nafbeey rabtaa waan jelahay heetan runtii waadna ku mahadsan tihiin.
runtii heestii nafteydu nafbey rabtaa aad ayaan uga helay waana isoo jiidatay dhamaan shaqaaalaha maalmo waxaan ka codsanaa ayadoo qoraala iney isoo gudbiyaan hadii aad ii aawoodan mahad sanidiin
B i u
Hees macaan