Zeynab Cige - Qabrigii Jacaylka - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Qabrigii Jacaylka

Artist Zeynab Cige
102,542 views

Qabrigii Jacaaylkoow
Quraanka ku maariyee
Haka qabaniin UUrkee
U qormee Dhaxdoodoo
Allahayoow Qiyaamahaa
Inta NABIGA qoraaye
Allahayoow Qiyaamahaa
Inta NABIGA qoraayee
RABBI qaate kaa yeel
RABBI qaate kaa yeel

Lyrics by Maalmo.com

Qaaybtii ibleeyskiyoo
Laga qari Cadaabtoo
Qiima badan Fardoowsiyoo
Janaadi qudh qudhiiyoo
Allahayoow Qiyaamahaa
Inta NABIGA qoraaye

Allahayoow Qiyaamahaa
Inta NABIGA qoraayee
RABBI qaate kaa yeel
RABBI qaate kaa yeel

Qaaybtii ibleeyskiyoo
Laga qari Cadaabtoo
Qiima badan Fardoowsiyoo
Janaadi qudh qudhiiyoo

Allahayoow Qiyaamahaa
Inta NABIGA qoraaye
Allahayoow Qiyaamahaa
Inta NABIGA qoraayee
RABBI qaate kaa yeel
RABBI qaate kaa yeel

Heesaha kale Zeynab Cige Riix magcan

2 Comments

  1. wooooooooooooooooooooooooow i really love saynab cige songs soft and clear to understand <3

  2. haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Leave a Reply