Zeynab Cige - Warqad - Maalmo Somali music lyrics
Home page.
100 -ka Heesoo ay looga dhageesiga badanyahay .
Live chat Waa meel la isku barto oo Aad kala sheekeesan karto Dhalinta onlineka ah .

Heesta ayaa daarmeesa
Name

Warqad

Artist Zeynab Cige
60,600 views

Sheekadu ma walibaa
mayaan kaa war bixiyaa
sida xarig wadaameed
waaxyaha ma qabana
ma qabana
oo wada jirkeeni
wehel ma u sameynaa
wada kulenkeeni
ma hoyeen
wadeecada ma deynaa

Lyrics by Maalmo.com

Showrkii ma walibaa
miyaan kaa war galiyaa
warqad ma isku dhiibnaa
waayaha ku qorantay
oo wadajirkeeni
wehel ma u sameynaa
wada kulenkeeni
ma hoyeen
wadeecada ma deynaa

Heesaha kale Zeynab Cige Riix magcan

Leave a Reply